Suleiman Haaji Hassan говорит:
7 лет назад
Waan soo dhawaynayaa mareegta samochat.
Hindisaha isku hawlay in uu tuso dhalinyarada in ay wax abuurikaraan waxaan leehay wado fiican ayaad furtey.
Qaar badan ayaad hurdada ka toosisay.
Horow soco guulayso
Hindisaha isku hawlay in uu tuso dhalinyarada in ay wax abuurikaraan waxaan leehay wado fiican ayaad furtey.
Qaar badan ayaad hurdada ka toosisay.
Horow soco guulayso
Sahra
13 февраля 2019 г., 18:13
Maansha allaah maskaxdiisa allaah ha xafido was I ku faraxsanahay
Sahra
13 февраля 2019 г., 18:14
Support ha lasiiyo Wilkins da’da yar