Mohamed Omer says:

3 years ago
Asc, sxb soo dhawoow halkani waa madasha higsiga iyo horumarka dhalinyarada dalka
Inshallah wax aakhiro iyo aduunka idin anfaca uga faa'iideysata xalna ugu raadiya dhibaatooyin bulshadeena haysta inshallah