Abdiladif Nur Mohamad says:
7 years ago
1 people like this.

Abdirahiim Yassin
February 24, 2019 at 3:45 PM
maxaad isweydiinaysa sxb?

Abdiladif Nur Mohamad
February 26, 2019 at 7:39 PM
Fikir an so waday Ayad Igala Hormartay Runti 🤔

Abdiladif Nur Mohamad
February 26, 2019 at 7:39 PM
Sxb
Abdiladif Nur Mohamad says:
7 years ago
Way Fududahay In Ad Fikirto 🤔
Way fududhay In ad Hami Iyo Himilo wanaagsan Ad Noloshaada Ad ka gaarto,Laakin Wax walba Dadaal Ayey Ubahan Tahay Iyo Dulqaad Farabadan Qofku Wuu Khasaari karaa Marar Badan Lkn Hadii Ad khasarto Ma Aha In ad Hamigaga Ad Kaharto Hubaal Weeyan In an Tageero, Dadka Hal Abuurka ah, Wax Yaalo badan Ayan Hal Aburay Lkn Waqtiga Ayaa Isamixi Wayay In An Dhamestiro In sha allh Waxan Rajeyn In An Dhamaystiro 😍🤔

3 people like this.