Idiris love says:
7 years ago
indho walba oo qurxoon oo laguugu eego ama gacan walba oo kuu fidisa wanaag ha umaleynin in uu ku jecel yahay qof kaasi waayo indhahaasi qurxoon wey is badali karaan
dhaawaca ugu daran ee noloshaada soo gaara waxaa kuu sababa qofka aad sida dhabta ah ujeceshahay
weligaaba ha aaminin qof ku yiri waan ku jeclahay balse waa in aad tiraahdaa idareensii jaceylka aad iiqabto
hal gacan oo ku qabata marka aad turunturooto ayaa waxaa ka fiican kumanaan gacmood oo kuu sacab tuma marka aad guuleysato
ninka ugu fiican ragga waa kan og iney ku filantahay hal gaber oo kusoo biirta noloshiisa
meel walba oo mugdi ah hamoodin iney weligeed mugdi ahaaneyso waayo iftiin ayaa ka dambeeya
gaber waliba waxay ku taameysaa iney hesho kan sida dhabta ah farxad usiin kara nolosheeda haa waad helaysaa balse kaliya waa inaad ahaataa mid asturan marwaliba
indhuhu waxay arkeen waa laga yaabaa iney hilmaamaan balse qalbigu lagama yaabo inuu ilaawo wixii lagu qorey By Idiris love

14 people like this.
zakaria
February 15, 2019 at 9:01 AM
Maasha allah waad ku mahadsantahay

Idiris love
February 16, 2019 at 2:20 AM
Mahadsanid mr zakaria
Mohamed
February 16, 2019 at 3:00 AM
Waa xikmad iyo dardaaran isla socda.mansha allah.

Bashir Mohamed
February 16, 2019 at 8:20 AM
Masha Allah

Abdirahiim Yassin
February 16, 2019 at 9:03 AM
Mashallah
Idiris love posted the photo FB_IMG_1550157527459.jpg
7 years ago
10 people like this.