Sharaf Shire Axmed diz:
7 anos atrás
cafiska
Noqo ruux Cafis badan, cafiska ayaa ah in qofki aad u sabirtay oo aadan ka aarsan in aad niyad ahaan u cafiso aduun iyo Akhiraba si aysan xuja iyo nabsi ugu noqon danbigi uu kaagalay adiga, Cafiska ayaa lagu garaa Hormar iyo daganaasho nafsadeed iyo walal la’aan sababtoo ah hadii ruuxa danbiga kagalay uu qabligaada ku soo laabanayo waxa kugu dhacaya walwal nafsaani ah.

2 pessoas curtiu isso.
Sharaf Shire Axmed diz:
7 anos atrás
Labadii Dhabarka laga wada taabtay
Bari baa waxaa layiri.daayeer iyo waraabe ayaa waxay isku qabsadeen quxur.
Waxayna ugardhigteen Nin. Garata waxaa hor dhigtay daanyeerka. Wuxuuna yiri.
Ninyahoow waxaad garta iigu galeysaa in beertaadu ku Taal cidlo ama AAF waardiya haaguna hurdo badan yahay. Waraabihiina wuxuu isna yiri anna waxaad garta iigu galeysaa in ceelku kaa fogyahay lo’daaduna baxsi badan tahay.
Ninkii ayaa wuxuu yiri bidix iyo midig iga kala soo istaaga. Siina jeesta.
Ninkaan dhabarka ka taabto ayaana qurux badan ee midkaan taabto hortiisa ha usucdo labadoodina dhabarka ayuu ka wadataabtay

1 pessoa curtiu isso.