Macruuf xiirey sagt:
vor 6 Jahren
Waxaan halkaan u imid si aan u dhiiro galiyo cabdiraxiim, waxaan rajeenaya in ay noqoto madal aad u xiiso badan o miro dhal ah. Guuleyso walaal cabdiraxiim.
Einer Person gefällt das.

Abdirahiim Yassin
31. Oktober 2019 um 10:28
Mahadsanid, soo dhawoow
