Samochat: Baraha Bulshada soomaaliyeed

Soomaalidu talow ma ogyihiin in Samochat yahay Barnaamij la mid ah baraha bulshada nuucyada kale duwan sida facebook iyo Twitter. Waana madashii u horreeysay ee nuucan ah ee Soomaali leedahay. Waxa sameeyay Eng. Abdirahim Yaasin oo ah hal-abuure tiknolojiyadeed. Barta Facebooka tusaale waxyaabo badan ayuu kaga duwanyahay. Wuxu isticmaale kasta u oggolaanaya in dhigaaladiisa Laga arki karo newsfeedka dhamaan isticmaalayaasha kale. Dhanka farriimaha aad saaxiibada la yeelanayso waa mid... Weiterlesen

Jibril Mohamed Ahmed
27. Dezember 2022 um 04:19

Test

Test Test Weiterlesen

Jibril Mohamed Ahmed
23. Oktober 2019 um 19:07