Abdiresak Sheik postat på väggen av Abdiqani ahmed
7 år sedan
aad ban ugu faraxsanahay inan arko social media noocan oo kale ah oo uu sameeyay wiil soomaali ah
masha allah bro horay usoco wan rajaynayaa in bulsho waynta somaliyed ay la wada qabsan doonaaan
masha allah bro horay usoco wan rajaynayaa in bulsho waynta somaliyed ay la wada qabsan doonaaan
1 person så här.

Abdirahiim Yassin
23 mars 2019 19:47
mahadsanid, inshallah